Yuusuf Garaad Oo Aamina Muuse Weheliye U Jawaabay

0
Yuusuf Garaad Oo Aamina Muuse Weheliye U Jawaabay

Yuusuf Garaad Oo Aamina Muuse Weheliye U Jawaabay

Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka jawaabay eedo culus oo ay u jeedisay Aamina Muuse Weheliye, taas oo ay ku sheegtay in uu tacadiyo xun u gaystay intii uu madaxda ka ahaa BBC-da oo ay ka shaqayn jirtay.

Waxa uu sheegay in ay ahayd in ay dacwooto markii ay dhibka tirsatay laakiin, isagu uu sharaf uun u hayo ilaa haddana ay dacwoon karto.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.