Xulalka Gobolada Selel Vs Saaxil Oo Ciyaaratoodi Socot +Si Toos Ah Ula Soco.

0

Boorama(Sayruuq)-Waxaa maanta la soo gunnaanadi doonaa kulamadii ugu dambeeyay ee gobollada Galbeedka, iyadoo wakhtigii caadiga ahaa ee galabnimo loo bedalay Subaxnimo arrimo dhawr ah oo amaanku ugu muhiimsan yahay awgood.

GobolkaSelel1-630x360

Iyada oo markii hore gobollada Galbeedku ay ka horeyn jireen hal saac gobollada Barriga oo ciyaarahoogu bilaabmi jireen 2:30 duhurnimo, waxaa haddana mar labaad laga bedalay wakhtigaas waxaana ay maanta kulanka ugu dambeeya la ciyaari doona Subaxnimo.

Gobollada Hawd iyo Buuhoodle oo qorshuhu ahaa inay kulankoodi saddexaad ay ciyaaraan maalinimadii Shalay la baajiyay, ka dib arrimo dhanka amaanka ah oo saameeyay, waxaana ay kulankaas ka baaqday ay ciyaari doonaan 10-ka Subaxnimo ee maanta.

Ciyaarta Salal Iyo Saaxil ayaa saaka Sideedi Subaxnimo si toos ah u bilaabantay Hadana waxay maaraysaa Nuskii Danbe Ee Ciyaarta oo barbardhac ah Goal Iyo Goal ah ,hadii ciyaartu sidaa ku dhamaato waxaa soo baxaya Salal iyadoo saaxilna ay u banaantahay uun badin iyo inay la hoydaan saddex dhibcood.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.