“Xukuumadda Waxaan Ugu Baaqaya Inay Bixiso Lacagtii Doorashadda, Beesha Caalamkunna….”

0

Hargeysa(Sayruuq)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo wefti uu hoggaaminayay, ayaa maanta ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey caasimada Hargeysa.

Waxaana soo dhawaynta waftigan ka qayb qaadanaya oo iskugu soo baxay madaxda sar-sare ee xisbiga WADDANI ka tirsan,Bulshada Caasimada Hargeysa iyo waliba taageerayaasha xisbiga WADDANI iyaga oo dhamaantood tubnaa wadada isku xidha madaarka caasimada Hargeysa iyo suuqa Hargeysa.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.