Xukuumadda Somaliland Oo U Jawaabtay Dr Gaboose

0

Xukuumadda Somaliland Oo U Jawaabtay Dr Gaboose

Wasiirka warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo la hadlay VOA isagoo u jawaabaya Dr Gaboose waxaa uu yidhi.

“Gaboose intii wax la isku dirayay wuu joogaa isagoo wasiirka arrimaha gudaha ah, wuxuu ahaa ninkii kaliya ee maxkamada noqday, shir beeleed ayuu ka qeyb galay, marka uu beelo ka hadlayo, isagaa dadka wax xumanaya ee dadka kala fogeynaya ka mid ahaa.

Waa dhakhtar weyn oo dadka ka faqiir ah aan u adeegin ka wax haystana ka qaada, waxaa habooneyd in dhakhtarka uu maanta gacanta ku hayo shacabka danyarta ah ugu naxariisto ee aanay tagin karin maanta.

Meel dhibaato ka jirto ma hayno haddaanu isagu abuureyn, jabhada uu sheegayaa waa Caarre oo maalin kaliya kamuu hadal Wabarna reerkiisa ayaa hor taagan Itoobiyana waan ka wada hadalnay.

Heshiisyo ayaa laga gaadhay arrinta doorashada oo odayaasha beeshiisa ayaa ka hadlay waxaa uu u qodqodayaa waa arrin kale sameeyo laakiin way ka fashilantay”.

hoos ka daawo:

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.