Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Ilaacadda VOA-du Jabisay Heshiis Ay Hore U Wada Saxeexdeen

0

Hargeysa(Sayruuq)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir(Cukuse) ayaa Maanta Sheegay in Idaacadda VOA-da laanteeda ku hadasha afka Soomaaligu ay Jebisay Heshiiskii ay hore ula gashay Jamhuuriyadda Somaliland.. Wasiirka oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO:

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.