Xukuumadda Oo Maamulka Huteeladda Uga Digtay In Lagu Qabto Shirar Sharci darro ah

0

Hargeysa(Sayruuq)-Xukuumadda Somaliland ayaa Huteelladda Magaaladda Hargeysa amar ku siisay inaanay goobahooda ganacsiga u ogolaanin in lagu qabto shirar sharci darro ah oo nabad-gelyadda dalka lagu mijo xaabinayo, sidaasna waxa si wada jir ah ugu dhaawaaqay Wasiir Ku xigeenka maamulka Goboladda ee Axmed Faarax Caddare Iyo Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan.

labadan Masuul waxay sidaasi ka sheegeen kulan ciidanka Boolisku iskugu yimaadeen galabta oo ku shaacinayeen in heegan ay ugu jiraan sugida nabad-gelyadda dalka.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.