Xukuumadda Oo Laba Telefiishan La Wareegtay

0
SOLJA Oo Si Adag Uga Hadashay Telefishannada La Xayiray

Xukuumadda Somaliland ayaa telefishannada Eryal iyo Horyaal la wareegtay. ma jirto faahfaahin ay telefishannada iyo xukuumaddu ka soo saartay arrintan laakiin, wararku waxay sheegayaan in xukuumaddu ka cadhaysan tahay barmaamijyo ka baxay telefishannada.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.