Xukumadda Somaliland Oo Xidhay Dr Maxamed Yaasiin

0

Hargeysa(Sayruuq) Warar ay shabakadda Sayruuqnews ka heshay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegaya in xukumadda Somaliland xabsiga dhigtay Dr Maxamed Yaasiin oo ka tirsan xisbiga Waddani.

Dr Maxamed Yaasiin waxa uu wasiirka ka kalluumaysiga ka soo noqday bilawgii muddo xileedka xukumadda Siilaanyo waxaanu si weyn uga dhex muuqday ololaha xisbiga Waddani.

lama oga sababta xadhiggiisa laakiin, waxa uu ka mid ahaa wakiillada xisbiga Waddani u qaabilsana tirinta codadka ee soo bandhigay buug ka mid ah kuwa doorashada hase ahaatee lama caddayn karo in xadhiggiisu arrintaas la xidhiidho.

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.