Xukumadda Muqdisho Oo Shaacisay Xiliga Ay Daahfurayso La Wareegidda Hawada Somaliland Iyo Soomaaliya

0

Hargeysa(Sayruuq) Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar  ayaa isaga oo ku sugan dalka Canada wuxuu ka hadlay xilliga ay dowladda Federaalka ah ay si rasmi ah ula soo wareegi doonto maamulka hawada dalka. Somaliland ayaa ka soo horjeeda in hawada laga maamulo Muqdisho laakiin, waxay u muuqata in Soomaaliya talo maroorsatay iyada oo aan waxba lagu heshiin.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.