“Xukumadda Biixi Waa Mid Aad U Liidata,”Weedhsame

0
“Xukumadda Biixi Waa Mid Aad U Liidata,”Weedhsame

“Xukumadda Biixi Waa Mid Aad U Liidata,”Weedhsame
Abwaanka caanka ah ee Xasan Daahir Weedhsame ayaa si weyn u dhalliilay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi waxaanu ku tilmaamay mid aad u liidata oo heerkeeda musuqmaasuqu yahay mid sarreeya. Waxa uu sheegay in dawladda Kulmiye noqotay mid aan sidaas la moodayn.

“Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, waa mid aad u liidata oo ka madhan milgaha talo-wadaaga. Heerkii musuquna “sidan maan moodayn buu marayaa.” Balse madaxtooyada cajalad baa u daaran ay ka baxayso heeso ay ka mid yihiin “Horaa loo soconayaa” iyo “Sharciga ayaa sarreeya,” sidaas ayuu yidhi Weedhsame oo boggiisa Facebook qoraal kooban ku faafiyay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.