Xog: Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Somaliland

0
Xog: Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Somaliland

Xogo uu helayo telefishanka Saab ayaa sheegaya in Waddamada Somaliland ka taageera dhanka horumarka iyo doorashooyinku walaac weyn ka qabaan khilaafka u dhexeeya xukumadda madaxweyne Biixi iyo mucaaradka.

Beesha caalamka ayaa ku cadaadinaysa madaxweyne Biixi in uu wax ka qabto xubnaha muranka abuuray ee Komishanka cusub ku jira waxaanay la wadaageen walaaca ay ka qabaan khilaafkan ee dhanka ammaanka.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.