Xisbiga Waddani Oo Rajo Fiican Ka Muujiye Natiijadda Doorashadda Madaxtinmadda Somaliland Digniina u Diray Xibiga Kulmiye

0

Hargeysa(Sayruuq)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirda Oo Ah guddomiyaha Ku Meelgaadhaka ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Warbaahinta la hadlaayay ayaa waxa uu sheegay in ka xibi ahaan ka xunyihiin in xisbi Xaakimka Kulmiye ka hordhaco natiijadda kama dambeysta ah ee komishanka doorashooyinka qaranka  somaliland ,waxa uu sheegay oo kale in ka xisbi ahaan aanay wax natiijo xuma ah ka qabin natiijadda doorashadda madaxtooyadda somaliland ,taa badelkeedna ay aaminsayahiin in dalkan isbadal ku imanaayo.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.