Xisbiga UCID Oo Yeelanayo Kulan Muhiim Ah

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa iclaamiyay kulan muhiim ah oo ay yeelan doonto guddida fulinta xisbiga UCID. kulankan oo aan ajandihiisa wax faahfaahin ah laga bixin ayaa qabsoomaya Salaasada.

No automatic alt text available.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.