“Xisbiga Kulmiye Waa Cadeed Dhacday,Saacadiisu Way Dhamaatay” Uurcade

0

Hargeysa(Sayruuq)-Xooghayaha Xibiga Mucaaridka Waddani Md Uurcade ayaa dhaliilo dusha uga tuuraya Xisiga Kulmiye isagoo sheegay in saacadii Xisbigaasi dhamaatay cadceedisuna dhacday waa sidu hadalka u dhigaye “Xisbiga Kulmiye Waa Cadeed Dhacday,Saacadiisu Way Dhamaatay” Uurcade

Xooghaye Uurcde ayaa sheegay in Xisibaga Kulmiye madaxweyne Siilaanyo maalinkasto loo keeno markii ay tahli kari waayeen in bulshadu u soo baxdo ,waxa sido kale sheegay in musuqmaasuqa iyo dhaca ka jira dalka ay keenen kulmiye .

Hargeysa-Sayruuq

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.