“Xirsi Cali Xaji Xasan Waxaa Aad Looga Tabay Wasaaraddii Madaxtooyada”. Abwaan Laab-saalax.

0

Guddoomiyaha Kooxda dhaqanka ee Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laab-Saalax, ayaa sheegay in loo darsaday Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan.

image
Abwaan laabsaalax oo oo hadalkan ka yidhi munaasibad lagu baah furaayey Teleeshinka Afka Soomaaliga ku hadla ee Bulsho’Tv oo hawda Satellite galay ayaa waxaa uu yidhi isagoo ka hadlaaya sida loo tabay Ex. Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan
“Halkan waxaa fadhiya Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Mud. Xirsi Cali Xaaji Xassan oo aad looga tabay Wasaaradii uu Wasiirka ka ahaan jiray ee Madaxtooyada”. Markii uu weedhaas yidhi Abwaan Laab-saalax waxaa sacab xoogle tumay dadki madasha ku sugnaa, iyadoo uu dhoola cadayn kaga tiraabay Ex. Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.