Xildhibaanka Ugu Da’da Weyn Somalia oo La Dilay

0

Xildhibaanka Ugu Da’da Weyn Somalia oo La Dilay.
“Aniga nin ilaaladeyda ah ayaa isbuuc ka hor i feedhay. Guddoomiyuhu markhaati buu ka yahay, anigoo sakaraad ah ayaa gurigiisa la ikeenay. Nin ilaaladeyda ah ayaa i dilay laakiin kama xumaanin, sababtoo ah waxaan ogaa in ninkaas aan saddex ama afar bilood mushaar la siinin. Wax aan meelaha ka jaaf jaafo ayaan siinayay, guddoomiyaha laftiisa ayaan 2 bilood mushaar uga qaaday, markii aan isbitaalka digfeer kasoo baxay waxaan raalli galiyay askarigii i feedhay”. Waa hadal uu yidhi Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre. Bishii sideedaad ee sanadki galbadey ee 2018.

Xildhibaanka Isla maanta ayaa muqdisho lagu dilay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.