Xildhibaan Saado Cali Warsame Oo Lagu Dilay Muqdisho

0

Muqdisho(Sayruuq)-War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Hada Magaalada Muqdisho lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaanad Saado Cali Warsame.

Wararka ayaa sheegaya in dabley hubeysan oo Gaadhi wadatay ay fanaanada ku weerareen meel ku dhow wadada 21-October ee degmada Waabari, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo.

Saado Cali Warsme ayaa ka mid ahayd xildhibaanada dawlada Somaliya oo mudooyinkii ugu danbeeyay ay ugaadhsanayeen ururka Al-shabaab. Wakhti dheer ayay Saado Cali ahayd fanaanad Soomalaiyeed oo caan ah.
Wixii warar ah ee ka soo kordha xildhibanad saado waan idin la soo socodsiin doona.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.