Xildhibaan Rayte Oo La Sheegay In uu Xamar Tagay

0

War xog ogaal oo ay heshay warbaahinta Ilays News ayaa sheegayaan in magaalada Moqdisho uu dhawaan tagay Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali [ Rayte ] oo ka mid ahaa xildhibaanada xilka wareejinaya ee Golaha Wakiilada Somaliland .

Xogaha ayaa sheegaya in Rayte sababta uu Xamar u tagay ay tahay inuu ka mid noqdo xildhibaanada aqalka sare ee Somaliya oo dhawaan doorashadeed la bilaabi doono .

Dhanka kale warar aan weli si rasmi ah loo xaqiijin karib ayaa xusaya in Rayte si gaar ah xukuumada hada joogta ugu wado gudoomiyaha Aqalka sare ee Somaliya .

@Ilaysnews

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.