Xil Cabdiraxmaan Oo Si Cadho Leh Ula Hadlay Faysal

0
Xil Cabdiraxmaan Oo Si Cadho Leh Ula Hadlay Faysal

xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland isku deegaanna ay yihiin guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa si cadho leh uga jawaabay hadallo Eng Faysal Cali Waraabe ku duray lacagta ay qaataan baarlamaanka oo uu ku dhalliilay wakhtiga dheer ee ay fadhiyeen.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.