Xidhidhka Taiwan & Somaliland: Barasho wanaagsan wakiilka Taiwan u fadhiyi doona JSL.

0
Xidhidhka Taiwan & Somaliland: Barasho wanaagsan wakiilka Taiwan u fadhiyi doona JSL.

Xidhidhka Taiwan & Somaliland: Barasho wanaagsan wakiilka Taiwan u fadhiyi doona JSL.

Wasaarada Arimaha Dibada dalka Republic of China (Taiwan) ayaa shaacisay maanta wakiilka cusub ee u fadhiyo doona xafiiskooda cusub ee Hargeysa.

Lou Chen-hwa (羅震華), ayaa noqondoona wakiilka Taiwan ee Somaliland . Mr Chen-hwa ayaa laga soo badalay qunsuliyada diblamaasiyada ee Taiwan ku leedahay dalka Sucuudi Carabaiya, waxaanu u qaabilsanaa Arimaha Dhaqaalaha & Dhaqanka.

Sida uu qoray warsidaha Focus Taiwan ee ka soo baxa dalka Taiwan. Mr. Lou Chen-hwa waa waayo arag ruugcadaa diblamaasiyadeed leh.

Xafiiska Taiwan ee Somaliland waxa uu ku biiri doonaa xafiisyada kale ee ay ku lee yihiin wadamada ay ka mid yihiin Djibouti, Itoobiya, United Kingdom oo dhamaan ku leh xafiisyo u shaqeeya qaab safaaradeed, balse ku magacaaban xafiisyo wakiilo.

Abdillahi M Ali

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.