Xeerkii Isgaadhsiinta oo Wax Ka badal Lagu Samaynaayo

0
Golaha Wakiilada Somaliland oo La Fasax Mudo Afar Todobaad ah

Xeerkii Isgaadhsiinta oo Wax Ka badal Lagu Samaynaayo

Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa saaka soo dhigay mooshin ay ku saxeexan yihiin 20 mudane oo ku saabsan wax ka beddelka xeerka is gaadhsiinta oo ay qeyb ka ahayd kootadii internetka ee Shirkadda Somcable .

68 Xildhibaan ayaa cod ku meel mariyay wax-beddelka xeerkaasi, halka Xildhibaan kaliyana ka diiday Guddoomiyuhuna aanu codeyn .

Wax-beddelka xeerkan ayaa fududaynaya in Shirkaddo badan oo daneynayay inay dalka keenaan internet ay ku soo dhiiradaan maal gashiga dalkooda .

Faysal Adan Fifa

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.