Xasan Sheekh Oo Beesha Caalamka Ka Dalbaday In Loo Keeno Maydadka Tahriibayashii Ku Dhintay Badda U Dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga Oo Muwaadiin Badan Oo Reer Somaliland Ahi Ku Jiraan

0
epa04186845 An image made available on 30 April 2014 shows migrants being rescued during operation 'Mare Nostrum' in the southern Mediterranean sea off the Italian coast, 29 April 2014. The Mare Nostrum ('Our Sea') mission started in October following two fatal shipwrecks - one near Lampedusa, Italy's southernmost point, and the other in Maltese waters - in which more than 400 people died. The Mediterranean boat patrols credited for saving tens of thousands of migrants' lives may have to be stopped, an Italian government official suggested, because they were encouraging more people to embark on dangerous sea crossings. EPA/GIUSEPPE LAMI

Sida ay Sayruuq u xaqiijiyeen ilo wareedo u dhuun daloola Madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beesha caalamka ka dalbaday in Muqdisho la geeyo maydadka dadkii dhawaan ku dhintay badda u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga, kuwaas oo badankoodu ahaayeen muwaadiniin reer Somaliland ah oo waliba qaarkood ay dhaleen mujaahidiintii dalka xoreeyey.

Dalabka Xasan Sheekh ayaa dhabar-jab wayn ku ah Qaranimada Somaliland oo aan wakhtigan haysanin xukuumad difaacda jiritaankeeda.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.