Xasan Ciise Jaamac Oo Muddo Dheer Kadib Saxaafadda Ka Soo Muuqday Kana Hadlay Doorashada Muuse Biixi

0

Hargeysa(Sayruuq) Madaxweyne xigeenkii hore ee Somaliland Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa ka sheekeeyay waxyaabaha uu ka yaqaanno Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Mudane Xasan Ciise oo aan muddo saaxadda siyaasadda iyo saxaafadda lagu arag waxa uu boggaadiyay guusha doorashada iyo madaxweynaha ku guulaystay.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.