Xaaji Saalax: Askar Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Baxay Ciidamadda Liyuu Booliska

0

Xaaji Saalax (Sayruuq) Ciidamo ka tirsan maamulka dawlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya ee loo yaqaano Liyuu Booliska gaar ahaana kuwa ka soo jeeda asal ahaan Somaliland.

Ciidamadda ka baxay Liyuu booliska ayaa dhiga hubkii iyo dirayskii ay xidhnaayeen, sababta ayaa lagu sheegay inay ka biyo diideen dhacdadii ka dhacay Jaamac Dubad oo ka tirsan degmadda Gaashaamo ee gobolka Jarar.

Tiro ahaan lama sheegin askarta ka baxday Liyuu booliska, waxayse wararku intaas ku darayaan in ciidamo tiro badan la soo dhoobay xadka u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya ee dhex mara Xaaji Saalax ee gobolka Daad-madheedh.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.