Xaafadda Daami Oo Fariin Ku Cusub Somaliland U Dirtay Dowladda Hoose Hargeysa

0

Xaafadda Daami Oo Fariin Ku Cusub Somaliland U Dirtay Dowladda Hoose Hargeysa
Hargeysa(Sayruuq)- Xaafadda Barigga Hargeysa ee Daami ayaa fariin nooceedu ku cusub yahay somaliland u dirtay Golaha Deegaanka Hargeysa, Caruur iyo Ciroole mucaarid iyo maxaafid waxay u soo dareereen shalay ururinta khashinka xaafadda oo iska wax u qabsa ahaa, taasi ay sheegeen in ay dowladda hoose wax caawina h ka helin balse iyagu kalidood xitaa caruurtii dugisayadda u soo jareen.
arrintaasi oo dareen aad u adag ku abuurtay bulshadda ku wada xidhiidha baraha bulshadda muqaaladda laga duubay arrintaasi ayaa dhaawac weyn u gaysanaysaa muujinaysana fadhiidnimadda dowladda hoose hargeysa.

Cabdikariim Axmed Mooge oo ah u dhaq-dhaqaaqe arrimaha bulshadda iyo xorriyadda ayaa waxaa arritaasi ka qoray Barkhadow caruurtii saaka xashiishka kula gurtay ee sawirada ka muuqda midhkan iga gaadhsii…….!

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.