Weftiga Beesha Caalamka Oo Komishanka La Kulmay

0
Weftiga Beesha Caalamka Oo Komishanka La Kulmay

Xubnaha Komishanka cusub ee doorashooyinka Qaranka ayaa la kulmay safiirka Midawga Yurub Nicholas Berlanga iyo safiirka Sweden Mudane Staffan Tillander waxaanay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka iyo sidii loo hirgelin lahaa heshiiskii xisbiyada iyo xukumaddu ka gaadheen arrimaha doorashooyinka.

Komishankan oo ah 5 xubnood, islamarkaana aanay wali xubnaha mucaaradku ka mid noqon ayaa la filaya in ay wada shaqeeyaan Komishankii hore iyo xubno Beesha Caalamku ku soo darto.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.