“Waxay Ahaayeen Wax-matarayaal,”

0

“Waxay Ahaayeen Wax-matarayaal,”

Wasiirka caddaaladda Somaliland Cabdirisaaq Cabdi Saalax, ayaa sheegay in ciidamadii dhawaan ka goostay Somaliland ee ku biiray Puntland ay ahaayeen wax matarayaal ku raagay deegaamadaasi.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in aan Calanka Somaliland laga dejin magaalo keliya oo ku taalla bariga Sanaag , calanka la dejiyayna lagu sameeyay Macmal (Photo Shop).

Wasiirka ayaan waydiiyay sababta markasta oo ciidamo ka goostaan loogu tilmaamo waxmatarayaal?

Wasiirka ayaa sheegay in aanay jirin ciidamo tiro iyo muhiimad leh oo mar keliya k goostay Somaliland.

Hassan Galaydh

HCTV

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.