“Waxaan U Sheegaya Madaxweynaha Loogu Dhawaaqay Bilawgu Yaanu ka Xumaan,” Cabdiqaadir Jirde

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha kumeelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa dhalliilo culus u jeediyay xukumadda Kulmiye kana hadlay dad la xidhxidhay.

Sidoo kale warar soo baxay ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay Xildhibbaan Maxamed Warsame Caalin(Timacade) oo ka tirsan golaha degaanka Hargeysa kana mid ah xubnaha firfircoon ee xisbiga Waddani.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.