” Waxaan Ka Xumahay Qudbadii Madhneyd Ee Weyda Aheyd Ee ..” Muj Boobe Yuusuf Ducaale Oo Dhulka Jiid Jiidey Khudbadii Xalay Farmaajo Ka Jeediyey Xuska 1 Julay

0
Hargeysa (Sayruuq)- Wasiirkii hore Warfaafinta hore Somaliland Mujaahid Booboe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah siyaasiyiinta magac iyo sumcada ku dhex Somaliland waxaa uu si quto dheer uga Hadley khubadii uu madaxweynaha Somaliya Muddane Farmaajo uu xalay  ka jeediyey xuskii 1 July ee lagu qabtey magaalada Moqdisho

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.