Waxaan is waydiiyay dhawr su,aalood waxa dhacaya darteed?

0

W/Q Abwaan Laabsaalax

Waxaan is waydiiyay dhawr su,aalood waxa dhacaya darteed? Adigase ma ogi

Golaha wakiiladu ma ummaday wakiilo u yihiin mise masruufka 82 kooda qoys hab dhaqankooda darteed?

Ma in qof guulaysto ayaynu doonaynaa mise in dalku guulaysto?

Hadii xeerarkii inoo qornaa ee hore loo ansixiyay lagu dhaqmi waayay maxaa looga baahan yahay in xeerar danbe la ansixiyo?

Hadii sharciga qalooc inaga galay ilaa goormaan sidan ku sii jiri karnaa?

Muranka xisbiyadu midnimada iyo wada jirka umadda saamayn intee leeg ayuu ku yeelan karaa?

Haddii la cawdo, ayaa loo cawdaa ayaase laga caqdaa?

Jawaabtaadu kuu furan!

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.