“Waxa Laga Yaaba Gacan Yareyaasha Madaxweynaha Cusub In Aanay Xilka U Gudan Sidii Loo Baahna,” Wasiirru Dawle Garas

0

Hargeysa(Sayruuq) Yuusuf Cismaan Garas wasiirru dawlihii wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ayaa sheegay in aanu xilka wareejinayn ilaa Madaxweyne Muuse soo saaro digreeto uu ugu sheegayo cidda uu ku wareejinayo xilkii Madaxweyne Siilaanyo u dhiibay. Waxa uu sheegay in ay u muuqato in aan nidaamka sharci ee saxda ah la raacin.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.