Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Debadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Qayb Galay Shir Caalamiya Oo Ka Dhacay Magaalada Bahir Dar+SAWIRRO

0

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland ahna xubin sare oo katirsan Isbahaysiga Kulmiye ayaa magaalada Bahir Dar ee dalka Ethiopia kaga qaybgalay shir madaxeed ka, Tana High-level Forum on Security in Africa, shirkaas oo lagaga hadlaayey aminga qaarada Afrika oo ay kasooqayb galeen Madax badan oo qaarada katirsan.

2 3 4 5

Mudane Maxamed Biixi Yoonis wuxuu halkaa kula kulmay Madax badan oo shirka kasoo qaby gashay isagoo uga waramay guud ahaan xaaladaha dalka Jamhuriyadda Somaliland ee Siyaasadeed, dhaqaale, Bulsho iyo sida dadka Reer Somaliland u sugeen nabada dalkooda iyadoo aan cidina kacaawin, muddo 25 sano ahna ay sameeyeen hor’umar Kala duwan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.