Wasiirka Macdanta Oo Maanta Golaha Wakiilada Hor Keenay Qabyo Qoraalka Saddex Xeer Oo Lagu Maamuli Doono Shidaal Badhiista Dalka + [Muuqaal]

0

Hargeysa (Sayruuq):- Wasiirka wasaarada macdanta iyo Tamarta Somaliland Muudane Xussen Cabdi Ducaale ayaa fadhigii saaka ee golaha wakiilada waxaa uu hor keenay qabo qoraalka saddex xeer oo wasaaradiisu soo diyaarisay kaas oo ka soo gudbay golaha wasiirada oo iyagu ansixiyey Qabyo qoraalka saddex xeer ayaa waxaa ay kala yahiin 1. Xeerka Shidaal Baadhista 2.Xeerka Dakhliga Shidaalka iyo Xeerka Macdanta

 

Wasiirka ayaa markii uu golaha u gudbiyey xeerkaas waxaa uu faahfaahin ka siiyey ujeedka xeerarkan warbaahinta

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.