Wasiirka maaliyadda iyo sida uu xilalka U Magacaabay; Cabdiraxmaan Cali

0
Wasiirka maaliyadda iyo sida uu xilalka U Magacaabay;Cabdiraxmaan Cali

 

Wasiirka maaliyadda iyo sida uu xilalka U Magacaabay;Cabdiraxmaan Cali
Wasiirka Maaliyada Yusuf Abdi o hore ugu dhaliili jiray wasiiradii hore inay structure ka wasaarada ay reer hood u badan iyo isagoo taasi ka dulaya ayuu isna reero ka tirtiray isagoo kale tashanaya Madaxweyne muuse biixi o aan tabanayn qabiilka madaxweynaha.Fiiro gaara reeraha ugu badan iyo kuwa laga tirtiray.

Wasiirka maaliyadda iyo sida uu xilalka U Magacaabay;Cabdiraxmaan Cali
HABAR AWAL
NO Magac Qabiilka Title
1 Abdi karim Ibrahim saleban Sacad muuse Agasimaha misaaniyada
2 Seyid cali Sacad muuse Ag/Kuxigenka misaniyada
3 Bahja yuusuf Sacad muuse Ag/Mamulka shaqalah (HR)
4 Xuseen Xasan ahmed Sacad muuse Ag/Ku xigenka m/Lacagta(Adm&finance)
5 Omaar Sacad muuse Ag/Ku xigenka Kastamyada
6 C.salaam Buse Sacad muuse Mamulaha Cashuuraha bariga G/M/Jeex
7 Khaddar cisman c/Rahman Sacad muuse M/Ku xigeen cashuraha beriga G/M/Jeex
8 Cabdikariin Sacad muuse AG/Ku xigenka Audit
9 Aamiin cabdi Sacad muuse Agisimaha ICT
10 Khaddar indha leeb Sacad muuse La taliyaha AR.kormerka e wasirka
11 Garyaqan Xasan dheer Sacad muuse Cordinatorka PFM
12 Fardowsa Ciise muuse Agasimaha sharciyada
13 C/rahman jibriil (afkank ladin) Ciise muuse AG/Kormerka dakhliga
14 Kayse Ciro Ciise muuse Xisabiye ku xigeenka Xisabadka
15 Xuseen habri Ciise muuse Madax logistics
16 Ahmed Ali tinish Ciise muuse Madax media
17 Oday Ahmed Farax Ciise muuse La taliyaha kastamka

HABAR GARXAJIS
1 Mohamed Xasan saleban Habaryonis Agaasimaha Cashuraha beriga
2 Da’uud Siciid Muxumed Cidagale Agaasimaha Qorshaynta
3 Khadar Laas Cidagale Ag/ku xigenka cashuraha beriga
HABAR JECLO
1 Asad Maxamuud Habarjeclo Agasimaha Mamulka lacagta
2 C/laahi Hawiye Toljecle La taliyaha wasiirka
ARAB
1 Xamse C/Qadir sh/Hussein Arab Ag/Ku xigeenka qorshaynta
GADARBUURSI
1 Idiris Samaroon Agasimaha kastamka
2 Wayrax maxamed Samaroon Ag/kuxigenka shaqalaha
3 Kayse dheere Samaroon Ag/internal Audit

WQ:Cabdiraxmaan Cali

Hargeysa/Somaliland

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.