Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Oo Hargeysa Yimid

0
Axmed Shide: Ninka ugu awooda badan xisbiga talada haya ee Jigjiga

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka Maaliyadda Ethiopia ayaa hadda ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa.

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa garoonka kaga hortegay.

Imaanshaha wefdigan ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan wafdi ka socda waddanka Masar ay Hargeysa yimaadeen.

Masar iyo Ethiopia ayaa waxa u dhexeeya khilaaf ku saabsan biyaha Webiga Niil taas oo sababtay in ay ku hirdamaan siyaasadda gobolka.

Galydh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.