Wasiirka Gaashandhiga Oo Kulan La Qaatay Boqor Maxamed Boqor Ciise

0

Wasiirka Gaashandhiga Oo Kulan La Qaatay Boqor Maxamed Boqor Ciise

Hargeysa(Sayruuq)- Wasiirka Gaashandhiga Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid ayaa saaka Xafiiskiisa ku Qaabilay Boqorka Beelaha Arab Boqor Maxamed Boqor Ciise Hayabe.
Boqorka Maxamed iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay xalinta khiaafadka ceel afweyn oo boqorku ka midyahay ergadda nabdaynta isgoo wasiirku ku hamblayeeyay sida haeulkarnimadda leh ay bahadda dhaqanku u wadaan nabadeynta ceelafweyn.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.