Wasiirka Difaaca Sudan oo Geeriyooday

0
Wasiirka Difaaca Sudan oo Geeriyooday

wasiirka difaaca sudan Jamaala diin Cumar ayaa ku geeriyooday maanta oo arabaca ah magaaladda Jubba ee Koonfurta Sudan. Afhayeenka ciidanka Sudan ayaa sheegay in Wasiirku u dhintay wadna istaag isagoo ka qeybgalayay heshiisiinta xukuumadda koonfruta sudan iyo kooxa mucaaridka hubaysan ee dalkaasi.

Wasiirkan ayaa ahaa xubnaha goalaha sare ee sudan kuwaasi oo dalka ka afgambiyey madaxweyne Bashiir waxaana loo qoondeeyay inay xukumaan sudan 39 bilood.

Sayruuq Desk
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.