Wasiirka Cadaaladda Oo Kulan La Qaatay Bahadda Garsoorka ee G.Maroodijeex.

0

Wasiirka Cadaaladda Oo Kulan La Qaatay Bahadda Garsoorka ee G.Maroodijeex.

Hargeysa(Sayruuq)- Wasiirka Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa saaka kulan is xogwaraysi ah la qaatay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Md. Axmed Dalmar Ismaaciil iyo xeer ilaaliyaha gobolka Maroodijeex Md.Mawliid Cabdi Muuse.

Kulankan oo saacadda qaatay ayaa wasiirka iyo bahada Garsoorka gobolka isla qaateen sidii loo xoojin lahaa guud ahaan cadaaladda Dalka gaar ahaana cadaadda gobolka Maroodijeex.

Hargeysa,Somaliland
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.