Wasiirka Cadaalada Oo Si Rasmi ah U Faayay Go’aamadii Ka Soo Baxay Gudida Cadaalada

0

Wasiirka Cadaalada Oo Si Rasmi ah U Faayay Go’aamadii Ka Soo Baxay Gudida Cadaalada
Hargeysa(Sayruuq)- Wasiirka Cadaaladda Somaliland Eng. Cabdiqani Maxamuud Caateye ayaa si rasmi ah u faafiyay go’aamadii ka soo baxay gudida Cadaaladda isgoo cuskanaya distoorka Jamhuuriyadda Somaliland qodobka 106 faqradiisa 1aad iyo reer nidaamiyihii madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland soo sawiray iyo xeerarka kale Dallas u yala.

Hoos ka daawo dhamaystiran

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.