Wasiirka Caafimaadka Oo La Waydiiyay Sababta Madaxda Dawladdu isugu aammini waydo Cisbitaalka Hargeysa

0

Wasiirka horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi Bade oo sheegay in adeegyada uu bixiyo cisbitaalka dawladda ee Hargeysa fiican yihiin ayaa la waydiiyay sababta madaxda dawladda ee xanuunsada loo dhigo cisbitaallada gaarka loo leeyahay ama dibadda loogu qaado.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.