Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Saameynta Iscasilaada Baashe Ku Yeelanayso Gobaladda Bariga .

0

Hargeysa(Sayruuq)- Wasiirka Wasaaradda Khayaraadka Biyaha Somaliland ayaa ka hadlay saameynta uu Wasiirki hore ee Biyuhu Baashe uu ku leeyahay gobaladda bariga Somaliland ,Wasiirka biyaha oo la waydiiyay saameynta uu ku leeyahay Oday Baashe ayaa gaanafka ku dhaftay isla markaana isdiidsiiyey ,waxaanu sheegay in beesha gobaladda bariga Somaliland ay Kulmiye yihiin  boqolkiiba 90 waqti xaadirkana ,Xisbiga iyo Bulshadaasina ay qorshayaal iyo heshiisyo cad wada galeen,wuxuu sheegay oo kale in aanu  wax saameyn ah  ku lahyn Baashe waxaanu yidhi “baashe horta wax wuu ahaa oo xukuumadda wuu ka tirsanaa iyo xibiga kulmiye wasiirna wuu ahaa ,hadii uu ka tagay oo xbiga ka diga rogtay ma filaayo in saameyn weyn uu ku yeelanayo ,waayo dadku waxay  ka tirsanyihiin oo  doorteen xibiga Kulmiye  oo boqolkiiba 90 ilaa 95 waa kulmiye”


Sayruuqnews

Hargeysa-Office

contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.