Wasiirka Arrimaha Dibadda Eriteria Oo Soo Gadhay Somaliland

0
Wasiir Saalax Oo La Sheegay In Uu Muqdisho Joogo

Wasiirka Arrimaha Dibadda Eriteria Oo Soo Gadhay Somaliland

Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibadda waddanka eritrea cismaan saalax maxamed ayaa  soo gaahday Caasimada Somaliland eec Hargaysa.Madaxweyne ku xigeenka somaliland md.cabdiraxamaan Saylici ayaa Madaarka Caasimadda ku soo dhaweeyay Waftigan uu hogaaminayo W.Arrimaha Dibadda Md. Cismaan Saalax Maxamed.

Weftigan ayaa la sheegay in ay kulamo la qaadan doonaan madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi.lama oga waxyaabaha ay ka wada hadli doonaan waftiga iyo madaxweyne biixi.

Wasiirka arimaha dibadda eritrea ayaa la sheegay in uu kamid yahay gudida loo xil saaray wadda hadaladda la filayo in ay dhawaan u furmaan somaliland iyo soomaaliya.

Waa markii ugu horaysay oo wefti noon ah oo ka socda waddanka eritrea safar ku yimaadaan somaliland.

Iksu Soo Wada Xooriyo Somaliland iyo Erteria ayaa wadaaga in dakadahooga ay maamulin shirkadada DPWORLD ee Dubia laga leeyahay, sidoo kalana labbadda dalba waxaa saldhigyo Militeri ku leh dowladda Isu Taga Imaaradka Carabta.

Halkan kala soco wixii warar ah ee kasoo kordha safarka weftigani.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.