Wasiirka Arrimaha Dibadda Eriteria Oo Ku Soo Wajahan Somaliland

0
Wasiir Saalax Oo La Sheegay In Uu Muqdisho Joogo

Wasiirka Arrimaha Dibadda Eriteria Oo Ku Soo Wajahan Somaliland

Hargeysa(Saryuuq)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibadda waddanka eritrea cismaan saalax maxamed ayaa saacadaha soo socda la filayaa in ay safar ku imanaya magaaladda hargaysa.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Eriteria Oo Ku Soo Wajahan Somaliland

Weftigan ayaa la sheegay in ay kulamo la qaadan doonaan madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi.

Wasiirka arimaha dibadda eritrea ayaa la sheegay in uu kamid yahay gudida loo xil saaray wadda hadaladda la filayo in ay dhawaan u furmaan somaliland iyo soomaaliya.

Waa markii ugu horaysay oo wefti noon ah oo ka socda waddanka eritrea safar ku yimaadaan somaliland.

Halkan kala soco wixii warar ah ee kasoo kordha safarka weftigani.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.