Wasiir Xaglotoosiye Oo Ka Hadlay Xaaladda Boorama Iyo Cali Khaliif & Waliba Suurta-Galnimadda Doorashooyinku Inay Ka Dhacaan Goboladda Barri

0

london(Sayruuq)-Wasiirka caafimaadka Dr Xaglotoosiye oo xalay khudbad ka jeediyay kulankii weftiga madaxweynaha iyo qurbejoogta ee London, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in reer Boorama oo hore isaga ugu waanin jiray ilaalinta nabada uu isagu hadda ku boorinayo ilaalinta ammaanka.

Isagoo arrimahaasi iyo kuwo kale oo door ahba ka hadlaya ka daawo halkan hoose:-

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.