Wasiir Wareejiyay Shaqaale Leh Mushahar Dhan

0

Wasiirka caafimaadka maamulka Puntland ayaa wareejiyay shaqaale leh mushahar dhan 2.1 Milyan oo doollar. shaqaalaha oo ka kooban 785 ayaa u muuqda in aanay mushahar qaadan 48 bilood.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.