Wasiir Sheegay In Caddaaladda Somaliland Liidato

0
Wasiir Sheegay In Caddaaladda Somaliland Liidato

Wasiir Sheegay In Caddaaladda Somaliland Liidato
Wasiirka waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aadan oo la hadlayay arday ka qalinjebinaysay Jaamacadda Sanaag University ee maggaalada Ceergaabo, ayaa sheegay in caddaaladda dalku aad iyo aad u liidato waxaanu ardayda sharciga baratay ku boorriyay in isbedel ka keenaan nidaamka caddaaladda Somaliland.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.