Wasiir Seed Oo Shaqada Ka Joojiyay 9 Hay’adood

0
Xiisad Ka Dhex Taaggan Wasiirrada & Xildhibaannada Awdal

Wasiir Seed Oo Shaqada Ka Joojiyay 9 Hay’adood

Wasiirka horumarinta Somaliland mudane Axmed Muumin Seed ayaa shaqada ka joojiyay 9 hay’adood oo ka shaqaynayay arrimaha beeraha sida ku cad warqad uu soo saaray. Ururadan ayaa laga mamnuucay in ay qabtaan wax shaqo ah oo ku saabsan shaqada wax soo saarka beeraha ama ay wax maalgalin ah ku soo qaataan.

Arrimaha waaweyn ee lagu haysto waxa uu ku sheegay wasiirku cabasho uga timid bulshada ay la shaqaynayeen laakiin, wax war ah kama soo bixin hay’adahan la caydhiyay

Wasiir Seed Oo Shaqada Ka Joojiyay 9 Hay’adood

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.