Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Doorashada Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq) Shir jaraa’id oo uu qabtay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire waxa uu bulshada Somaliland ku ammaanay sida nabadda ah ee ay codkooda u dhiibteen waxaanu ka hadlay warbixinta goobjoogeyaasha isaga oo farriin u diray beesha caalamka.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.