Wasiir Qami Oo Gaadhigiisu La Dhacay

0
Wasiir Qami Oo Gaadhigiisu La Dhacay

Wasiir Qami Oo Gaadhigiisu La Dhacay
Wasiirka Hawlaha guud iyo Guriyeynta Somaliland Cabdirashiid Du’caale Qanbi, ayaa gaadhigiisi kula dhacay meel u dhow deegaanka Balli-mataan ee Koonfurta magaalada Hargeysa.

Wasiirka Wariye Xasan Galaydh oo telefishanka Horn Cable ka tirsan u sheegay in isaga iyo saddex qof oo kale oo gaadhiga la saarnaa ay badqabaan balse gaadhigii aad u burburay.

Wasiirka ayaa ka yimid degmada Ood-weyne waxana uu ku sii jeeday Balli-gubadle.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.