Wasiir Oomaar Oo Arrinta Somaliland Ka Gaabsaday

0
Wasiir Oomaar Oo Arrinta Somaliland Ka Gaabsaday

Wasiir Oomaar Oo Arrinta Somaliland Ka Gaabsaday

Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar ayaa la waydiiyay arrimo ku saabsan khilaafka Somaliland iyo Somalia ee dhanka hawada iyo cunaqabataynta xukuumadda Muqdisho dhanka duullimaadyada ka saartay Jubaland waxaanu gabi ahaan ka gaabsaday in uu arriman tafaasiil ka bixiyo.

Waxa uu ku dooday in aanay xukuumadda Muqdisho cadaadis siyaasadeed u adeegsan doonin gacan ku haynta Hawada Somaliland iyo Soomaaliya ee dhawaan Qaramada Midoobay ku wareejisay Soomaaliya.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.